dcsimg

Garow ( الصومالية )

المقدمة من wikipedia emerging_languages
Kani waa maqaal ku saabsan garowga. Boga "Hadhuudh" halka ayaa laga soo toosiyay.

Garow (Af-Ingiriis: Sorghum; Af-Carabi: سورغم) (sidoo kale loo yaqaano Hadhuudh) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Geedka garowgu wuxuu aad uga baxaa qaarada Ustareliya, qeeybo ka mid ah qaarada Afrika, wadano ka mid ah qaarada Aasiya, Ameerika iyo gasiirado ka tirsan Badweynta Hindiya iyo Badweynta Baasifik.[2][3][4][5][6][7]

Geedka hadhuudhka wuxuu ka baxaa caro nafaqo fiican leh, wuxuuna u baahan yahay biyo dhowr bilood ah, iyo qorax badan; taasi waa sababta wadanka Soomaaliya looga beero garowga wakhtiga gu'ga ah oo kali ah. Hal nooc oo ka mid ah garowga ayaa loo beertaa midho ahaan; halka dhamaan noocyada kale ee geedaha gorowga u baxaan si dabiici ah, sii loo daaqsiiyo xoolaha. Midhaha geedaha garowga aan helin cimilo diiran oo ku filan waxay noqdaan kuwo madoow oo yaryar; halka kan ku baxa ileyska qoraxda iyo biyaha roobku noqdo kan ugu midho badan ee fiican.[8]

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

ترخيص
cc-by-sa-3.0
حقوق النشر
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha
النص الأصلي
زيارة المصدر
موقع الشريك
wikipedia emerging_languages

Garow: Brief Summary ( الصومالية )

المقدمة من wikipedia emerging_languages
Kani waa maqaal ku saabsan garowga. Boga "Hadhuudh" halka ayaa laga soo toosiyay.

Garow (Af-Ingiriis: Sorghum; Af-Carabi: سورغم) (sidoo kale loo yaqaano Hadhuudh) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Geedka garowgu wuxuu aad uga baxaa qaarada Ustareliya, qeeybo ka mid ah qaarada Afrika, wadano ka mid ah qaarada Aasiya, Ameerika iyo gasiirado ka tirsan Badweynta Hindiya iyo Badweynta Baasifik.

Geedka hadhuudhka wuxuu ka baxaa caro nafaqo fiican leh, wuxuuna u baahan yahay biyo dhowr bilood ah, iyo qorax badan; taasi waa sababta wadanka Soomaaliya looga beero garowga wakhtiga gu'ga ah oo kali ah. Hal nooc oo ka mid ah garowga ayaa loo beertaa midho ahaan; halka dhamaan noocyada kale ee geedaha gorowga u baxaan si dabiici ah, sii loo daaqsiiyo xoolaha. Midhaha geedaha garowga aan helin cimilo diiran oo ku filan waxay noqdaan kuwo madoow oo yaryar; halka kan ku baxa ileyska qoraxda iyo biyaha roobku noqdo kan ugu midho badan ee fiican.

Muuqaalka Muuqaalada Garowga Sorghum.jpg Qoraalo La Xidhiidha Tixraac Kew World Checklist of Selected Plant Families Moench, Conrad. 1794. Methodus Plantas Horti Botanici et Agri Marburgensis : a staminum situ describendi page 207 in Latin Tropicos, Sorghum Moench Flora of China Vol. 22 Page 600 高粱属 gao liang shu Sorghum Moench, Methodus. 207. 1794 Flora of Pakistan, Sorghum Moench., Meth. Bot. 207. 1794 Altervista Flora Italiana, genere Sorghum Atlas of Living Australia Biota of North America Program 2013 county distribution maps
ترخيص
cc-by-sa-3.0
حقوق النشر
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha
النص الأصلي
زيارة المصدر
موقع الشريك
wikipedia emerging_languages